Saturday, January 15, 2011

Tixmaal iyo Suugaanta Haweenka (Yuusuf Shaacir)

Barnaamijkani oo lagu qaadaa dhigayo Suugaanta Haweenka Soomaliyeed oo aad moodo in taariikhda Soomalida laga reebay, waxaa Yuusuf Shaacir oo ah Abwaan weyn oo Soomaliyeed soo ban dhigayaa kaalinta haweenka khaasatan kuwa aftahamiinta ah.

Ugu horeyn waxaan mahad gaar ah u soo jeedinayaa Barnaamijka Tixmaal oo suurto galiyey wareysigan taariikhiga ah, marka labaad Xasan Axmed W. oo soo duubay isagoo noo suurto galiyey inaan idiin soo gudbino

Qaybta 1aad.



Qaybta 2aad.



Qaybta 3aad.


Qaybta 4aad.


Qaybta 5aad.




Wuxuu Yuusuf ka hadlayaa Hees howleedka iyo noocyadooda Qaybta 6aad.




Wixii ra'yi iyo faalo ah fadlan noogu reeb sanduuqa hoose, waad mahadsan tihiin.

No comments:

Post a Comment