Friday, February 4, 2011

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame (Waraysi Gaar ah iyo Qaar ka mid ah Gabayadiisii).

Abwaanka.
Barnaamijka Xiisaha iyo Xulashada oo Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) siiyey waraysi dheer oo uu kaga hadlayey marxaladahii kala duwanaa ee Suugaantiisa hirgashay.  Isaga oo ka waramaya halka uu kala jaan qaaday iyo siday u taabo gashay Suugaantiisu.


Hadii aad tahay dadka gaarka u xiiseeya Abwaan Weedhsame, waxaad ka heli kartaa suugaantiisa faraha badan websitekiisa gaarka ah ee Weedhsame.blogspot.com ee la soco.

 
Qaybta 1aad. Waraysiga Daawasho Wanaagsan.



Qaybta 2aad.





Gabayadii Abwaanka oo Maqal ah. Dhagaysi Wanaagsan.


Qaybta 1aad.



Qaybta 2aad.




Qaybta 3aad.



Fadlan wixii ra'yi iyo codsi ah noogu reeb sanduuqa hoose, kana dhigo MY SOMALI CULTURE barta cawayskaaga.

No comments:

Post a Comment